Al-Kawthar

الكوثر

The Abundance3 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

إِنَّآ أَعۡطَيۡنَٰكَ ٱلۡكَوۡثَرَ﴿١

11. Waxaanu xaqiiq ku siinnay (Nabi Muxammadow) Al-Kawthar (webi ah Jannada iyo khayr tiro badan).

فَصَلِّ لِرَبِّكَ وَٱنۡحَرۡ﴿٢

22. Ee u tuko Rabbigaa Dartiis, (oo u) gawrac xoolo (adigoo Isaga Keliya Magaciisa ku xusi, uguna dhowaan).

إِنَّ شَانِئَكَ هُوَ ٱلۡأَبۡتَرُ﴿٣

33.Hubaal nacabkaaga waa kan cidhib go’i [1].

RELATED SURAHS