Al-Ma'un

الماعون

The Small Kindnesses7 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

أَرَءَيۡتَ ٱلَّذِي يُكَذِّبُ بِٱلدِّينِ﴿١

11. Ka warran kan beeniya is abaal marinta (Aakhiro).

فَذَٰلِكَ ٱلَّذِي يَدُعُّ ٱلۡيَتِيمَ﴿٢

22. Kaasu waa kan ula dhaqma agoonta si qallafsan [1].

وَلَا يَحُضُّ عَلَىٰ طَعَامِ ٱلۡمِسۡكِينِ﴿٣

33. Oo aan ku dhiirra gelin (dadka) quudinta miskiinka [2].

فَوَيۡلٞ لِّلۡمُصَلِّينَ﴿٤

44. Waxaa hoog leh kuwaa tukada (munaafiqiinta ah),

ٱلَّذِينَ هُمۡ عَن صَلَاتِهِمۡ سَاهُونَ﴿٥

55. Ee ka dhoohan salaaddooda (ka dib dhiga waqtiyadooda).

ٱلَّذِينَ هُمۡ يُرَآءُونَ﴿٦

66. Kuwaasoo u fala (samaha) si loo arko.

وَيَمۡنَعُونَ ٱلۡمَاعُونَ﴿٧

77. U diida (dadka) maacuunta (waxyaalaha yar yar ee laysugu kaalmeeyo, zako iyo sadaqo iyaga warkoodba daaye).

RELATED SURAHS