Quraysh

قريش

Quraysh4 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

لِإِيلَٰفِ قُرَيۡشٍ﴿١

11. Caadeysigii Quraysh darteed.

إِۦلَٰفِهِمۡ رِحۡلَةَ ٱلشِّتَآءِ وَٱلصَّيۡفِ﴿٢

22. Ay ka caada yeesheen safarka xagaaga iyo jilaalka (si nabdoonaan ah ganacsiga).

فَلۡيَعۡبُدُواْ رَبَّ هَٰذَا ٱلۡبَيۡتِ﴿٣

33. Ee ha caabudeen Rabbiga Baytkan (Kacbada Makkah ku taal).

ٱلَّذِيٓ أَطۡعَمَهُم مِّن جُوعٖ وَءَامَنَهُم مِّنۡ خَوۡفِۭ﴿٤

44. Kaasoo ka quudiyey gaajo, kana aamin yeelay cabsi.

RELATED SURAHS