Al-Kafirun

الكافرون

The Disbelievers6 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ يَٰٓأَيُّهَا ٱلۡكَٰفِرُونَ﴿١

11. Dheh: Gaalooy.

لَآ أَعۡبُدُ مَا تَعۡبُدُونَ﴿٢

22. Anigu ma caabudayo waxaad caabudeysaan,

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ﴿٣

33. Idinkuna ma caabuddaan Kaan Anigu caabudo (Alle Keliya).

وَلَآ أَنَا۠ عَابِدٞ مَّا عَبَدتُّمۡ﴿٤

44. Anigu ma caabudayo waxaad idinku caabudeysaan (oo ilaahyo been ah).

وَلَآ أَنتُمۡ عَٰبِدُونَ مَآ أَعۡبُدُ﴿٥

55. Idinkuna ma caabuddaan Kaan anigu caabudo (Alle Weyne kor ahaaye).

لَكُمۡ دِينُكُمۡ وَلِيَ دِينِ﴿٦

66.Waxaad leedihiin diintiinna (camalkiinna), aniguna waxaa leeyahay diinteyda (camalkeyga, oo barii baan idinka ahay).

RELATED SURAHS