الناس
Mankind • 6 ayahs • Meccan
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
11. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga dadka.
22. Boqorka dadka.
33. Ilaaha dadka.
44. Sharka waswaasiyaha (sheydaanka) soo noqnoqodka badan.
55. Kaasoo waswaasiya laabaha dadka.
66. (Shaydaankaa) oo jin iyo dadba leh.