Al-Falaq

الفلق

The Daybreak5 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

قُلۡ أَعُوذُ بِرَبِّ ٱلۡفَلَقِ﴿١

11. Dheh: Waxaan ka magan galayaa Rabbiga oogga (dillaacsha, waa Alle'e),

مِن شَرِّ مَا خَلَقَ﴿٢

22. Sharka wuxuu abuuray;

وَمِن شَرِّ غَاسِقٍ إِذَا وَقَبَ﴿٣

33. Iyo sharka habeenka mugdiga badan markuu mugdigiisa daboolo (samada iyo arlada dhexdooda).

وَمِن شَرِّ ٱلنَّفَّٰثَٰتِ فِي ٱلۡعُقَدِ﴿٤

44. Iyo sharka kuwa wax ku tufa guntimaha (saaxirooyinka iyo sixiroolayaasha).

وَمِن شَرِّ حَاسِدٍ إِذَا حَسَدَ﴿٥

55. Iyo sharka xaasidka markuu wax xasdo.

RELATED SURAHS