المسد
The Palm Fiber • 5 ayahs • Meccan
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
11. Ha hoogeen labada gacmood ee Abuu-Lahab [1], hoogyeyna [2].
22. Waxna uma tarin maalkiisa iyo wuxuu kasbaday.
33. Wuxuu geli oo ku guban Naar olol badan.
44. Iyo marwadiisuba, xaabo siddada ah, (xanta, xinta iyo dirdirada badan),
55. Qoorteeda waxaa la yeeli xadhig adag xaskul la soohay (oo Naar) ah.