Al-'Asr

العصر

The Declining Day3 ayahsMeccan

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ

وَٱلۡعَصۡرِ﴿١

11. Waxaan ku dhaartay waqtiga.

إِنَّ ٱلۡإِنسَٰنَ لَفِي خُسۡرٍ﴿٢

22. Hubaal Aadmigu wuxuu ku sugan yahay khasaaro dhan.

إِلَّا ٱلَّذِينَ ءَامَنُواْ وَعَمِلُواْ ٱلصَّٰلِحَٰتِ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلۡحَقِّ وَتَوَاصَوۡاْ بِٱلصَّبۡرِ﴿٣

33. Kuwa (Xaqa) rumeeyey mooyee oo samaha fala, ee isu dardaraama Xaqa (iyo caddaalad falka), isuna dardaarama sabarka (iyo sugnaanta).

RELATED SURAHS